Al-Shabaab oo xukun dil ah ku fulisay nin aflagaadeeyey Nebi Maxamed NNKH

Fagaare ku yaalla degmada Ceelbuur waxaa shalay gelinkii dambe ka dhacay xukun dil ah oo lagu fuliyay nin lagu eedeeyey inuu aflagaadeeyay Nabi Maxamed NNKH sida ay sheegtay Al-shabaab oo halkaas Maamusha. Xasan Tooxow Fiidow oo 87 jir ah ayaa isagoo ku sugan degmada Xiindheere waxaa la sheegay inuu Nabiga NNKH aflagado u geystay, waxaana … Continue reading Al-Shabaab oo xukun dil ah ku fulisay nin aflagaadeeyey Nebi Maxamed NNKH